Guddiga Farsamada Dib u Habeynta Maamulka iyo Shaqaalaha Dowladda

Guddiga Farsamada Dib u Habeynta Maamulka iyo Shaqaalaha Dowladda

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xildh. Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta guddoomiyay kullanka koowaad ee guddiga farsamadda iyo dib u habeynta maamulka iyo Shaqaalaha dowladda, kullanka ayaa diiradda lagu saaray qorshe howleedka guddiga ee sannadkan.